taxallujin
(m.f.dh)

eeg taxalluji.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh taxallujin

dadaal [m.l]
1. Wax qabad isxilqaamid iyo isku taxallujin leh. 2. Si dhaqso ah oo hawl loo qabto. ld dedaal¹.

dadaal [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-aalay, -aashay)
1. Si isxilqaamid iyo isku taxallujin leh hawl u qabasho. 2. Si dhaqso leh hawl u qabasho. ld dedaal².

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg