Taxambo

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

Taabashada gacan furan si tartiib ah ruux loogu taabto.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga taxambo

taxambaysasho | taxambayso | taxamboolaysad | taxamboolaysasho | taxamboolaysi | taxamboolayso |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg