Taxane hiddo

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-nayaal ..., m.l/dh)

(baay.) Dariiqadda warka hiddo-side ee ku jira DNA-du ay ku xukunto soo saaridda borotiinno gaar u ah unugga.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga taxane hiddo


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg