Taxar
Qaabnaxa: Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate Isrogrogga:1. T. ah: caano neef dhaqayo ah laga lisay. 2. T. ah: macaan la'aan; kharaar.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga taxar ↴
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg