Tebis
Qaabnaxa: Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate Isrogrogga:Aan rimin waqtigii ay rimi lahayd (xoolo).
Tebis
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-say, -stay)Rimi waayid (xoolo).
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga tebis ↴
cashatebis | istebis | tebisid | wartebis |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg