Teenna

Qaabnaxa: mu.lh.dh Isrogrogga:

(kuweenna, w) Maga-cuyaal lahaansho oo tilmaamaya wax annagu (qofka koowaad ee wadarta ah oo kuwa lala hadlayo ay ku jiraan) aannu leennahay.

Teenna

Qaabnaxa: dk.lh.dh Isrogrogga: (-tenna)

Dibkabe lahaansho oo tilmaamaya wax annagu (qofka koowaad ee wadarta ah oo kuwa lala hadlayo ay ku jiraan) aannu leennahay. Tus. “Shirka aan ku qabanno xarun-teenna”. ld teen.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga teenna

kuweenna | teen |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg