Teermokimistari

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

(kiim.) Laanta kimistariga ee la xiriirta kulka falgalka, cokanoobidda, hoor-qaadasho iwm.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga teermokimistari


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg