Teetane

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

(daaw.) Cudur togtoga muruqyada maskaxdana waxyeeleeya oo ka dhasha sun uu dhaliyo jeermiska klostiridiyuum teetanuus.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga teetane

teetano |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg