Teneg

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-gyo, m.dh)

1. (Tunuug, m.dh) Weel bir ah oo wax lagu shubto. 2. T. ah: qof nacas ah.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga teneg

tunuug |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg