Teyoodhalayt

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-tyo, m.dh)

(c.fal.) Aalad loo isticmaalo qiyaasta fogaan xagleedka kacsan iyo tan fuqa ah, waxana lagu sameeyaa diirad, taasoo dhaqdhaqaaqeeda si sax ah loo xukumi karo.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga teyoodhalayt


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg