Teyso
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:1. Xilli barwaaqo ah oo guga bartamihiisa ku abbaaran. 2. Barwaaqo.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga teyso ↴
muteyso |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg