tifaftiran
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-rnaa, -rnayd)

Wax la tifaftiray ahaansho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh tifaftiran

tifaftirane [m.l]
(nax.) Curiyaha la tifaftiro sida “ninkan” (“nin” ayaa ah midka tifaftiran).

tifaftirnaan [m.f.dh]
eeg tifaftiran. ld tifaf-tirnaansho.

xogwarran [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-amay, -antay; -ami)
Arrin si tifaftiran uga war bixin.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg