Tiif
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-faf, m.l)Kolay maqaar ama maro ka samaysan oo badarka iwm lagu shubto.
Tiif
Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-fay, -ftay)Wax sarsarid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga tiif ↴
bastooreyn | dawaxaar | katiifad | tiifid | tiifowga maqaarka |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg