tiigso
(Fal Gudbe3 | Verb Transitive3) (-saday, -satay)Wax durugsan gaaritaankooda ku dadaalid.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh tiigso ↴
tiigsasho [m.f.dh]
eeg tiigso. ld tiig (2), tiigaal, tiigsad, tiigsi.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg