Tiirri

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

1. Xoog aad u badan. 2. Dad aad u xoog badnaa oo Soomaaliya ku noolaa waa hore. 3. Waran tiir xooggan leh iyo samayo gaaban.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga tiirri

jafaal |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg