Tiirsan
Qaabnaxa: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4 Isrogrogga: (-naa, -nayd)1. Wax la tiiriyey ahaansho. 2. Ku t.: cid, cid kale kaalmo ka hesha ahaansho.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga tiirsan ↴
cuskan | fal | filqo | kabsid | magan | salaysan | santeec | tiirsanaan | tiirsanaansho |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg