Tiix

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

Roob yar oo dhibco yaryar.

Tiix

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-xay, -xday)

Roob dhibic-dhibic yaryar u di'id.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga tiix

dhaayatiix | mafaatiix | tiixid |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg