Tiknooloojiyada

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

Shaqo, ama barasho farsamo, ama aqoon cilmiyeed ee hawl gacmeed u gaar ah warshadaha, beeraha, daawada, iyo ganacsiga.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga tiknooloojiyada


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg