Tiniin

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-nno, m.dh)

Imbili dhexda dun laga gashay oo carruurtu ku ciyaarto.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga tiniin

tiniinix |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg