tiqraar
(m.l) (-rro, m.dh)

Shay adag oo la kala dhexgeliyo laba wax si ayan isu qabsan. ld taqraar¹.

tiqraar
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-ray, rtay)

Shay adag laba wax kala dhex gelin si ayan isu qabsan. ld taqraar².

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh tiqraar

taqraar [m.l] (-rro, m.dh)
ld tiqraar¹.

taqraar [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-ray, -rtay)
ld tiqraar².

taqraarid [m.dh]
ld tiqraarid.

taqraarnaan [m.dh]
ld tiqraarnaan.

taqraarnaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld tiqraarnaan.

tiqraaran [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-rnaa, -rnayd)
Wax la tiqraaray ahaansho. ld taqraarqan.

tiqraarid [m.f.dh]
eeg tiqraar². ld taqraarid.

tiqraarnaan [m.f.dh]
eeg tiqraaran. ld taqraarnaan, taqraarnaansho, tiqraar-naansho.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg