Tiraale

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

1. (nax.) Tirooyinka cayima inta ay la egtahay tirada shayga laga hadlayo. Tus. “3 buug; 6 nin, iwm”. 2. (nax.) T. jago: tiro tilmaanta sida ay u kala sarreeyaan ama darajada ka dhexeeysa noolayaal ama ashyaa. Tus. “koobaad, labaad iwm”.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga tiraale


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg