Tiro lakab
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:(xis.) Tiro maangal ah oo loo qori karo abyoone ahaan ama qaybta laba abyone. Tusaale ahaan, 1, 7, 540, 1/2 iyo 3/4 waa tirooyin lakab ah. (Barbardhig tiro lakab la').
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga tiro lakab ↴
tiro |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg