Tirooyinka lakab la'

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:

(xis.) Tiro maangal ah oo aan loo qori karin abyoone ahaan ama aan loo qori karin qaybta la'aa abyoone. Tirooyinka lakabka la'waa akoobane, jajab tobanle aan soo noqnoqon.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga tirooyinka lakab la'

tirooyinka lakab la' |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg