Tirsiimo
Qaabnaxa: Magac Lab Urur | Noun Masculine Collective Isrogrogga: (-ooyin, m.l)Abyooneyaasha togan ee 1 ,2 ,3... ayaa lagu magacaabaa tirooyinka tirsiimo, waxa kale oo la yiraahdaa tirooyinka wax lagu tirsado ama abyooneyaasha togan (eeg abyoone).
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga tirsiimo ↴
abtirsiimo | abyoone | dhoys | tiro |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg