Tog yare
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-rayaal, m.l/dh)(juqr) Meel hoos u dhax dhuuban oo dheer oo laga helo dhulka dushiisa, oo ka yar dooxo kana ballaaran qaranqaar.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga tog yare ↴
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg