Tol

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga: (-lal, m.l)

1. Dad xiriir wada dhalasho amo sheegasho ka dhexeeyo. 2. Qaran.


Tol

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-olay, -oshay)

1. Laba wax oo kala go'an ama kala dillaacsan wax is kula qabasho. 2. Hal ilmo diiddey qallacid.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga tol

saabcaaro | kaabi | ugaas | unko | waalli | wabar | aarad | abjad | argeeg | baalentoloji |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg