Tolweyne

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-nayaal, m.l/dh)

1. Tol badan intiisa curaddada ah. 2. Qabiilka oo dhan. 3. Dad isku dan, diin, iyo mabda'ah; qaran.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga tolweyne


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg