Too

Qaabnaxa: mu.ac.dh Isrogrogga:

kuwo, w 1. Magacuyaal aan cayinnayn oo dhaddig ah oo cid ama wax maqan tilmaama. 2. ld mid. Tus. “Roob iyo barwaaqo toona ma arag”.

Too

Qaabnaxa: mu.ti.dh Isrogrogga:

Mgacuyaal tilmaame oo dhaddig, oo wax qofka hadlaya aad uga fog oo farta la isugu fiiqayo lagu tilmaansado.

Tooshka iga daa*

Dadka ha igu so jeedin


* = Waxaa kudaray Akhristayaasha.

Toosh*

Aalad batari ku shaqeysa oo wax lagu iftiimiyo.


* = Waxaa kudaray Akhristayaasha.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga too

aaddi | aal | ibajitoobid | daabac | qaabbil | saab | waa | baadi | baadiyaysan | edbi |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg