Toobadkeen

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

1. T. ah: qof toobadkeenaya. 2. ld toobadkeenid.

Toobadkeen

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-nay, -ntay)

Ilaah addeeciddiisa u noqosho.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga toobadkeen

toobadkeenid |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg