Toobid

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

Qalab gees lo'aad ka sameysan.

Toobid

Qaabnaxa: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine Isrogrogga:

eeg toob².

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga toobid

ibajitoobid | waantoobid | agoontoobid | caatoobid | dhugatoobid | fuuntoobid | gantoobid | guuntoobid | macagtoobid | shuftoobid |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg