Toolmoon
Qaabnaxa: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4 Isrogrogga: (-naa, -nayd)1. Qof laf iyo hilib isla eg leh oo qurxoon ahaansho. 2. Arrin habboon in la yeelo ahaansho. ld toolmoonsan.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga toolmoon ↴
toolmoonaan | toolmoonaansho | toolmoonayn | toolmoonee | toolmooni | toolmoonsan | toolmoonsanaan | toolmoonsanaansho |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg