Tooree
Qaabnaxa: Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2 Isrogrogga: (-reeyay, -raysay)1. Nafley toore samayn. 2. Xoolo badan si isdaba joog ah u socosho.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga tooree ↴
toorayn |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg