Toorrey
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-yo, m.l)Mindi af godan leh oo labada dhinac wax ku goysa, caarad dhuuban, daab xardhan oo gees ama caag ka samaysan iyo gal leh oo raggu qaato. ld toorri.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga toorrey ↴
daabac | gaallays | gaalleef | darab | shucub | toorri |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg