Tooxweyn

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-nno, m.dh)

Nooc maryaha la guntado ka mid ah oo ballac weyn leh.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga tooxweyn


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg