Tortor
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:1. Wax qurun ka batay darti, la googo'ay, la mataataxay. 2. ld tortorid.
Tortor
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-ray, -rtay)Wax tortor ah noqosho.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga tortor ↴
tortorid |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg