Tubee
Qaabnaxa: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2 Isrogrogga: (-beeyay, -baysay)1. Wax meel dhoobid. 2. Xoolo badan meel marid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga tubee ↴
tubayn |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg