Tubkujoog

Qaabnaxa: Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate Isrogrogga:

1. T. ah: qof socdaal ah oo aan dhabbaha ka leexanayn. 2. T. ah: Qof safar ku jira oo weli aan gaarin meeshii uu u safraayay; jid-kujoog.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga tubkujoog


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg