Garabgal

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

1. Taakuleynta loo geysto qof tabar yar iyada oo gacanta laga qabanayo. 2. ld garabgeli.

Garabgal

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-alay, -ashay)

Cid tabar yar taakulo siin iyada oo la tukubinay.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga garabgal

garabgelid | hamboorri |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg