Tumbul
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:Nooc geed-saarka ka mid ah oo udgoon.
Tumbul
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:Dad ama xoolo aan badnayn oo meel tuuran.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga tumbul ↴
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg