turuq
(m.l) (-qyo, m.dh)1. Murqo waaweyn oo dadku yeesho. 2. Tolmo halhalluuq ah oo foolxun. 3. ld turqid.
turuq
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-rqay, -ruqday; -rqi)Qalab af fiiqan wax ku mudid.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh turuq ↴
turqid [m.f.dh]
eeg turuq². ld turuq¹ (3).
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg