Tusaal-kalgalka

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-layaal ..., m.l/dh)

(kiim.) Tuse muujinaya curiyeyaasha oo u habaysan hannaan ku salaysan korodhka tirada borotonnada si loo arko xiriirka dhaqanka kiimikaad ee ka dhexeeya curiyeyaasha.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga tusaal-kalgalka


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg