Tusaalee

Qaabnaxa: Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2 Isrogrogga: (-leeyay, -laysay)

1. Cid talo u jeedin. 2. Cid wax uga digid.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga tusaalee

hogatusaalee | hogotusaalee | tusaalayn |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg