Tusbax
Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga: (-xyo, m.dh)(dii.) Iniino ka samaysan kuul ama qori oo dhexda ka daloola o dhuun iskula taxan oo lagu werdiyo.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga tusbax ↴
laasin | raatib | yusur | afyaal | jalwi | kuug |ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg

