Tuulo

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-ooyin, ml.)

Magaalo yar oo meel miyi ah ku taal.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga tuulo

ka | baaddiye | buulo | caanateel | caanateel | magaaleyso | qaryad | xarfasho |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg