Ubur
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-rro, m.dh)Xumbo adag, oo cad, oo awrka qooqan afkiisa ka timaadda. ld abur. abur
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga ubur ↴
uburi | uburin | abur | aburi | aburin | quburi |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg