Udgoon
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:1. Ur la jeclaysto oo carfoon. 2. Waxyaabo la shito ama lays marsho oo carfoon; udug. udug, carfoon
Udgoon
Qaabnaxa: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4 Isrogrogga: (-naa, -nayd)Wax ur la jecleysto leh ahaansho.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga udgoon ↴
saabbuuncadar | udgi | udgin | udgoonaan | udgoonaansho | udgoonayn | udgoonee | udgoonsad |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg