Ugbaad

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:

1. Dhir roob ku da'ay oo baxday oo aan cidi daaqin. 2. Dhul weli ugub ah.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga ugbaad

ugbaadsasho | ugbaadsi | ugbaadso | bacrin |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg