Ummulbax
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:Dhammaadka afartanka casho ee ugu dambeeya kolka ay hooyadu ummusho.
Ummulbax
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-xay, -xday; -bixi)Afartanka casho ee ummusha lagu jiray dhammaysasho.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga ummulbax ↴
ummulbixid |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg