Ummulraac
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:Geerida ku timaada haweeney ummulaysa ama ummushay.
Ummulraac
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-cay, -cday)Haweeney ummushay dhimasho. ld ummulraaco.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga ummulraac ↴
ummulraacasho | ummulraacid | ummulraaco |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg