Unuun

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:

1. Madax; kur. 2. Geed faalala oo qaraha u eg oo bixiya miro dacarta ka sii kharaar oo laysku dhaweeyo.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga unuun

unuungoo | unuungoyn | unuunuf | unuunufid | anaanuf | anaanufid | dunuunuc | dunuunucid | gunuunuc |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg